Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

0
Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

xogside – Markii uu tareenka la socday  tafatiraha  lagu magacaabo Alex Steinman  oo ah tafatire bulshada usoo gudbiya madadaalooyinka waxa dhiniciisa fadhiday gabadh akhriyaysa faalooyinka (Comment) Facebook  loo soo dhigay oo ay ku soo daabacatay 15 warqadood.Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

Alex sawir ayuu ka qaaday waxaana uu soo dhigay barta Tutarka si dadku faallo uga bixiyaan isagooo u sheegay inay akhriyayso Comments ay soo daabacatay.Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

 

Dadka intooda badan waxay la yaabeen gabadha soo daabacatay Comment-ka aanay qaarkood macnoba lahayn ee wakhtiga iskaga luminaysa akhriskooda, waxay badankood ku soo jawaabeen waa qof waalan.Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

Laakiin nasiib wanaag iyada oo sawirkaasi iyo faaloyinkaasi aragtay isla markaana akhriday ayaa usoo jawaabtay  waxayna tidhi “ Ma waali , waxaan ku jiray tababar akhriska , si aan kor ugu qaado akhriskayga oo aan ugu dhiirado inaan buugaag iyo macluumaad badan helo”.

Qof dadaal ku jira ayaa laga yaabaa in badan u aragto qof waalan oo khalad ku jira oo aan waxba la socon.  Ficilada qofku kuma turjumayaan fikirkaaga iyo maskaxdaada waxa ka guuxaya. (eonline.com)

 

Ficilka Qofku Samaynayo, Kama Turjumayo Fikirkaaga

war celin