Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka

0

Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka

  • Xogsde Jibraan Khaliil Jibraan ahaa qoraa iyo falsuuf boqortoyadii Cusmaanyiinta ku xidhnaa waxa uu isaguna yidhi :
  • “ Marka aad wax bixinayso waxaad tahay qof naxariis badan, laakiin, qofka aad wax siinayso  kor ha u eegin si xishoodkiisa aanad u dareemin”.  Taasi waa wax bixinta heerka ugu sareeya.Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka
  • Waxa kale oo ka mid ah xikmadaha Khaliil :” Qofna xumaan dhexdiina kuma samayn karo haddaanay jirin doonistiina qarsoon iyo garashada qalbiyadiina”.
  • Cabdimalik Ibnu Marwaan asaasihii dawladdii Umawayiinta waxa uu yidhi : “ Dadka waxaa ugu wanaagsan qofka aan kibirin  marka uu sarreeyo, cafiskana yaqaana. Marka uu awooda leeyahay, cadaaladda sameeya  marka uu xukun hayo”.
  • Faylasufkii Ingiriiska ahaa ee Bertrand Russell  ayaa yidhi : “ Noloshu waa ay ka gaaban tahay waana ay ka qiimo badan tahay in aan ururino gefafka ay dadka kale inagu sameeyaan iyo in weliba isku dirka dadka” .Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka
  • Mar uu ka hadlayay dadka khaladka ururiya wax uu sheegay in ay wakhti aad u qiimo badan iskaga dayacayaan dhaliisha dadka.  Dadka wax isku diraanna ay yihiin dad qiimihii nolosha gabay oo farsamada noloshu ka kharibantay.Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka
  • Faylasufkii Plato ayaa laga qoray : ” Dagaalka qofka uu naftiisa la galo ayaa ah guusha ugu weyn ee aadamuhu gaadho”.
  • Naftu waxay kuu diidaysaa wax kasta oo faa’iido kuu leh. “ Arrimaha  badan ayaa qofka nolosha jecleysiiya, laakiin waxaa ugu muhiimsan yididiilada”.

Garashada Qarsoon Iyo Ficilada Dadka

war celin