Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

0
Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

Hargeysa (Xogside) Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa guddo galay xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta Somaliland ee xeer Lr- 102/2022, kaasi oo ka soo gudbay Golaha Wakiillada ee Somaliland.Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

Inta badan xildhibaanada ka qayb qaadanayay dooda xeerka ilaalinta xuquuqda caruurta Somaliland, ee xeer Lr. 102/2022 ayaa soo jeediyay in guddi loo saaro soo saxda qodobada sharci ee xeerkani ku jira.Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

Haddaba markii ay dooda xeerkaasi dhammeeyeen mudanayaashu, waxa uu guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, xildhibaanada ku wargeliyay in xeerkan ay soo naaqishi doonaan guddi hoosaadka arrimaha bulshada ee golahaasi.Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

Waxaanu guddoomiye Saleebaan ku adkeeyay in ay maanta oo isniin ah maalinteeda ay keenaan xeerkaasi oo dhammeystiran.

Golaha Guurtida oo Guddi u saaray Xeerka ilaalinta Xuquuqda Carruurta Somaliland

war celin