Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

0
Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

Hargeysa (Xogside)  – Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somalialnd ayaa maanta guddi u saaray xeerka caymiska qaranka ee Somaliland.Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ee Somaliland oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha golahaasi mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa waxay mudanayaashu soo jeediyeen in dib loo dhigo ka doodista xeerka caysmiska isla markaana loo talo badsado, iyadoo lala tashanyo culimada dalka, si loo waafajiyo xeerkaasi maqaasid diinta islaamka.Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

Gebogebadii, guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa guddi ka kooban 11 xildhibaan u saaray kasoo talobixinta xeerka caymiska qaranka, xeerkan ayaa in muddo ah horyaallay Golaha Wakiillada ee Somaliland.Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

Golaha Wakiillada oo guddi u saaray xeerka caymiska Qaranka ee Somaliland

war celin