Haddii in uun shaki dadka qaar kaga jiray in aanay Xisbiyada Mucaaradku Hoggaaminta Golaha Wakiilada la wareegi karayn, caawaba waxaa inoo cad in Shir Guddoonka Golaha Wakiilada ay ka soo wada baxeen Xisbiyada Mucaaradka ah ee uu Hoggaaminayo Mudane Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif Axmed Dawdar.

war celin