Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

0

Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

Xogside Helery Clinton oo ahayd gabadhii madaxweynihii hore Maraykanka  ee Clinton ayaa habeen hurdada ka baraarugtay iyadoo ninkeeda Clinton aanu qolka hurdin, aad ayay u naxday.

Way soo kacday si ay qolalka kale uga soo eegto, waxaana ay la kulantay isagoo qolka fadhiga jooga oo aad u fikiraya, way soo ag fadhiisatay waxaana ay weydiisay waxa ku dhacay wakhtigan ee uu la fikirayo.Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

Clinton ayaa ugu jawaabay “ Aad ayaan uga werwerayaa inaan ku guulaysan waayo jagadii Badhasaabka gobolka”. Helery ayaa qososhay oo ku tidhi “ Aniguna waxaan kula doonayaa inaad madaxweynaha Maraykan noqoto adiguna waxaad ka fikiraysaa jagadan yar”.

Ninkeeda Clinton aya sheegay in habeenkaasi ahaa markii uu niyadda geliyay sidii uu noqon lahaa madaxweynaha Maraykan.Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

Isagoo ugu danbayntii fikradaasi ay gabadhiisu ku dhalisay habeenkaa ku guulaystay. Markii uu guulaystayna wuxu sheegay in arin uu wax badan ku hamiyay isaga iyo gabadhiisu uu gaadhay.Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

Hamiga Fog Iyo Dhiranaanta

war celin