Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

0
Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

Xogside – Sida lagu daabacay Booga Al-Maktuub ee Interntka waxa jirta daraasad lagu sameeyay cuntooyinka ay jecel yihiin  hoyooyinka uurka leh taasi oo la oogaaday inay cadaynayso ilamha uurka ku jira inuu yahay wiil ama gabadh yahay, inkasta oo wakhtigan qalab casri ah loo adeegsado in la garo ilmaha caloosha ku jira haddan weli wax jira goobo badan iyo weliba dad si gaar ah uga soo horjeeda qalabkaasi.Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

Haddaba sida caadiga ah cuntooyinka ayaa laga dareemaa hooyada ilmaha Uurka ugu jira.  Waxaana daraasaddu sheegtay:Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

1- Haddii hooyadu ay jeceshahay inay cunto  raashinka  milixda iyo cusbadu ku badan tahay marka waxay caloosha ku sida wiil.Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

2- Khudrada dhanaanka ku badan yahay sida liinta, canabka iwm.

3- Haddii hooyadu sidoo kale ay jeceshaya cunidda hilibka iyadana waxay taasi cadaynaysaa ayay daraasadu leedahay inay wiil caloosha ku sido.Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

4- Hooyada jecel xalwadda iyo dhamaan waxa macaan oo dhan ayay iyana cadaysay inay mid uurka ku sida gabadh noqonaysaa.

Hooyada Uurka Leh Iyo Cuntooyinka Wanaagsan!

war celin