Dalka Singapore haddii uu qof muwaadin ah dariiqa ku tuuro xashiish waxa sharci ahaan ka yaalla ciqaab ganaax oo cajiib ah. Ciqaabka qofkaasi ayaa in ah in muddo saddex maalmood ah oo isku xiga uu dariiqayada magaalada nadiifiyo isagoo xidhan dirayska shaqaalaha nadaafadda.

Qanuunkan ayaa ka dhigay dalkaasi dalalka ugu horeeya dunida dhinaca nadaafadda magaaloyinka. Waxa kale oo sharcigan ka dhigay shaqaalaha nadaafadda mid furan oo qof kasta uu hawshaa ka qayb qaadan karo, iyadoo wakhtiyada qaarkood la arko dad magaca leh oo nadiifinaya suuqyada ka dib ganaxaasi ku dhacay awgeed

war celin