Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

0
Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

Xogside – Dad badan ayaa marka ay cuntada qaadanayaan aad u isticmaala biyaha , laakiin waxa la ogaaday arintaasi inay leedahay waxyeelo dhinaca caafimaadka ah. Waxayn dhakhaatiirta  cuntada soo jeediyeen in  wakhtiga cuntada aan biyaha la cabin. Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

Dhakhaatiirta cuntada ayaa cadeeyay in loo baahan yahay in qofku biyaha cabo nus saac ka hor inta aanu cuntada adag qaadanin.  Waxa kale oo ay soo bandhigeen dhibaatooyinka ka dhasha biyaha lagu dhex cabo wakhtiga cuntada la cunayo, kuwaasi oo ay ku soo koobeen:Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

 

  1. Dheecaanada burburiya cuntada ee caloosha ka yimaadda, oo door weyn ka ciyaara cuntada la qaadanayo ayay hoos u dhigaan isla markaana yareeyaan biyaha la cabo wakhtiga cuntada, taasi oo marka biyaha la cabo, calooshu ay hesho amarada ah in la joojiyo soo saarista dheecaanadaasi raashinka burburiya.
  2. Cabitaanka biyuhu wakhtiga cuntada waxay keenaan in jidhka khalkhal ka galo qiyaasta cuntada uu baahan yahay.Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood
  3. Cabitaanka biyaha ee wakhtiga cuntada wuxu yareeya Acid oo caawisa dheefshiidka, iyagoo yareeya dheecaanada Ansimat oo falgal la samaysa.Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

Iska Jir Cabidda biyaha , Wakhtiyada Qaarkood

war celin