Isku-duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Daah-furay Mashruuca Hooyadda iyo Dhalaanka

0

Isku-duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee goboka Sool ayaa maanta si wada jir ah u daah-furay mashruuca hooyadda iyo dhalaanka ee degmooyinka Xudun, Lafo-weyne iyo iyo Awr-boogays.
Daah-furka mashruucaasi waxaa isku-duwaha ku weleinayay maayarka degmadda Xudun, ee gobolka Sool iyo masuuliyiin kale.

Isku-duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Daah-furay Mashruuca Hooyadda iyo Dhalaanka

war celin