Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican best 1 ..

0

Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican

Waxa la sheegay in nin xakiim ah ay maalin gabadhiisu ku tidhi “ Maan arag reerkiina dad ka xun! Waxaana uu weydiiyay sababta? Waxay ku jawaabtay “ Waxay inoo yimaadaan marka aan xoolo haysano, markaan faqiir noqono inooma yimaadaan.!Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican

Waxaana uu ugu jawaabay ninkii caqliga badnaa “Taasi waa akhlaaqda wanaagsan, waayo inooma imanayaan marka aynaan waxba  tari  karin, waxayna og yihiin in aynaan awood u lahayn waxtarkooda”.Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican

Sidaasi ayuu qofka akhlaaqda wanaagsani dhinaca fiican wax uga arkaa. Dhaqanka ay gabadhu u aragtay xumaanta wuxu ugu muuqday odaygeeda mid wanaagsan oo naxariis leh.Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican

Ka Akhri Weedh Kasta Dhinaca Fiican

war celin