lacagaha banka dhexe ee Somaliland beddelid  iyo xaraynta ku samayn doonaan iyo wakhdiga ay socon doonto

0

banka dhexe ee somaliland wuxu uu ku war-galinayaa shacabka beddelid  iyo xaraynta ku samayn doonaan  lacagaha duuga ah ee  ay ka mid ka yihiin 10 , 20, 50 iyo 100 shilling.

isku bedelkaas  iyo xarayntaas oo socon doona 14 xisho oo ka bilaabmi doona 28- 07- 2021

10 shillings 50 shillings 20 shillings 100 shillings

No photo description available.

war celin