Maalmaha Dunida Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

0
Maalmaha Dunida  Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

Xogside – Nin munaafaq ah ayaa soo maray Rasuulka Allah (scw) isagoo asxaabtu balan kula gelayaan geed hoostiisa, waxaana uu yidhi awrkayga oo aan helo ayaan anigu ka jecelahay balankiina. ” Rasuulka Allah (scw) aya yidhi dhamantiin waa la idiin denbi dhaafay ninkaasi mooyee”. Ninkan hamigiisa ayaa ah mid kooban oo aduunyo.Maalmaha Dunida Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

Ka yeel hamigaaga mid keliya oo ah la kulanka Allah (sw) iyo caalamka danbe . Wixii intaasi ka danbeeya way dhib yar tahay. Aduunyada shaqadeed, derajadeeda, dahabkeeda, lacagteeda, caruurteeda, sharafteeda, caanimadeeda, fooqyadeeda waxba  kama ah Aakhiro”.Maalmaha Dunida Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

Allah (sw) ayaa ku sifeeyay MunaafiqiintaMaalmaha Dunida Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

Maalmaha Dunida  Aduunyadu Waa Maalmo Kooban

war celin