• Wakhtiga iyo wixii ay qabanayaan ayay isu miismaan si aan fashil ugu dhicin
  • Hawsha kugu adkaata quus iyo niyad jab yaanay kugu ridin soco waa guusha dhow.
  • Ha isku halayn nasiib adeegso awood iyo karti wixii aad leedahay.
  • Hawlaha muhiimka ah ha yaraysan, wax kasta ka hor mari.
  • Ma jirto waxa aanad wakhti u haynin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
  • Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku dey inaad aad adigu samayn kartid dhaqaale

 

war celin