Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

0

Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

xogside Koox cilmi baadhayaal oo ka tirsan dalka Maraykanka ayaa soo saaray in hoormoonka herlin oo ah ka qaabilsan gaajada  markuu soo baxo ay  maskaxdu kordhiso xusuusta.  Hormoonka ayaa sababay inay maskaxdu soo celiso macluu mad badan oo ku kaydsan.Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

Daraasadda ayaa intaasi ku dartay in calooshu marka ay madhan tahay  ay  hormoonadaasi maskaxda u kordhiyaan inay si firfircooni xusuusta u badiso, iyadoo ku xidhn baahida jidhku u qabo inuu helo raashin uu qaato awgeed.Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

Darasadda aya intaasi ku dartay inay tani qofka u sahalayso inuu dhakhso u xusuuto arimo badan oo ka maqnaa ama halkii uu raashin uu cuno ka heli lahaa. Waxase weli ay garan la’ yihiin xidhiidhka ka dhexeeya gaajada iyo xusuusta.Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

Laakiin waxa la isla qiray in baahidu ay tahay tan keenta horumarka iyo xal u helidda mushkuladda oo xidhiidh la leh maskaxda.

Maskaxda iyo Dareenada Jidhka

war celin