Culimo si weyn u baadhay Masaska iyo noolaha xamaartada ayaa cadeeyay in Masaska oo dhami ay leeyihiin difaac dabiici ah oo Allah (sw) ku  manaystay, taasi oo ka ilaalisa waxyeelada suntan uu sii daayo.

Daraasaddan ayaa sheegtay in haddii ay laba Mas is laayaan oo ay is qaniinaan iyagoo sun isku sii dayanay aanay taasi midkoodan waxba yeelayn. Waxaana taasi uu sabab ah iyadoo mid kastaa uu leeyahay difaacaasi dabiiciga ah ee uu iska ilaaliyo suntan.

war celin