Kulan Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay magaalada Muqdisho uga socday Midowga Musharixiinta ayaa waxaa laga soo saaray warsaxaafadeed ay walaac uga muujiyeen sida uu ku bilawday doorashooyinka aqalka Sare.

War-Saxaafadeedka Midowga Musharixiinta ayaa sidoo kale loogaga dalbaday in habraaca doorashooyinka Aqalka Hoose ay noqdaan kuwo daahfuran oo wadar oggol ah.

Qodobada laga soo saaray shirka ayaa waxaa ka mid ah in 135-kii oday dhaqameed ee loo aqoonsanaa hoggaanka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ay saldhig u noqdaan soo xulista ergooyinka dooranaya xildhibaanada aqalka hoose.

Halkan hoose ka aqriso qodobada laga soo saaray shirka Golaha Midowga Musharaxinta;

midowga musharaxiinta oo walaac ka muujiyay sida ay ku bilowdeen doorashooyinka dalkamidowga musharaxiinta oo walaac ka muujiyay sida ay ku bilowdeen doorashooyinka dalka

war celin