Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii.

0
Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii.

Hargeysa – (xogside) Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada ee Somaliland oo uu shirgudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md-C/risaq khalif axmed ayaa mudanayaasha golahaasi waxay warbixin iyo talo soo jeedin la xidhiidha xisaab xidhkii dowladda ee sanadkii 2020-ka ka dhageysteen xildhibaan axmed cabdi Ibrahim (timojilic) oo ka tirsan guddida dabogalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee Golahaasi.Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii.

Xisab xidhkani oo ay golaha wakiilada u soo gudbiyeen hanti dhowrka guud ee qaranka, ayaa wax ka waribixiyay xildhibaan Ibraahin oo akhriyay waxyaabihii ay ku baxday miisaaniyaddii 2020-ku,Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii. iyadoo xildhibaan axmed uu tilmaamay mashaariicdii kala duwaneyd ee laga hirgaliyey gobollada iyo degmooyinka dalka ee ku jirtay miisaniyadii qaranka ee 2020, waxaanu sheegay xildhibaanku in ka guddi ahaan ay soo kormeereen soona qiimeeyeen waxyaabihii lagu qabtay miisaaniyadaasi.Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii.

Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta la hor keenay xisaab xidhka sannadkii tegay ee 2020-kii.

war celin