Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda 0..

0

Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

xogside Waxa loo qaybiyaa khayraadka ku jira biyaha badda labo jaad oo kala ah ;

1) khayraadka nool (Biotic) tusaale ahaan Kalluunka.

2) khayraadka aan noolayn (Abiotic) tusaale ahaan Macdanta.

Wuxuu usii kala baxaa khayraadka aan noolayni laba nooc oo kala ah:Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

Macdan iyo

Tamar

Khayraadka nool isagana waxa loo qaybiya laba qaybood:

Cunto iyo

Noole

Qaybta cuntada waxa loo sii qaybiyaa

Cunto (dhir iyo xayawaan).

Waxaan cunto ahayn, tusaale ahaan dhuxul-dhagax.

Nooleyaasha badda waxa loo qaybiyaa sidan:

Plankton (waa nooleyaal sabbeeya biyaha oogadooda mana awooddaan inay dabbaashaan waxayna isugu jiraan dhir (phytoplankton) iyo Xayawaan (Zooplankton).

Nektons ( Waa xayawaanno awooda inay dabbaashaan si madax-bannaanna ugu dhaq-dhaqaaqaan maayadaha badda.Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

Waxaa iyagana loo qaybiyaa addex) qaybood:

Pelagic Nektons [tusaaale (tarraaqad ama yuumbi).

Demersal Nektons, tusaale ahaan “Cod”.
Migratory Nektons, tusaale ahaan “Salmon”.

3- Benthos (Noolayaasha ku nool gunta hoose ee badda). 16% kalluunka ayaa ku nool ama laga dabtaa.Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

Noocyada Khayraadka ku Jira Biyaha Badda

war celin