Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!0..

0

Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!

Maamulihii hore ee Ururka Hurdada Ingiriiska  Dr.Neil Stanley oo u warmayay Wargeyska “The Independent “ ayaa sheegay in heerkulka qolka hurdada marka u aad u sareeyo uu dhibaato ku keeno  dadka seexda, waxa kale oo dhacda inay ku riyoodaan muuqaalo riyo oo khariban oo naxdin xambaarsan.Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!

Stanley wax uu si kooban u yidhi : “Si aan hurdo wanaagsan u helno, waxaa wanaagsan inaan ogaano heerkulka jidhkeenna, kaasi oo caadi ahaan gaadha 370C.  Iyadoo wejiga iyo madaxuna loo baahan yahay in hal derejo ka hooseeyo.

Haddaba marka aad seexato  qol aad u kulul jidhkaagu ma lumin karo heerkulka loo baahan yahay.” Waxa kale oo oo u Ka digay in goor danbe oo habeenka ah raashinka la qaato kaasi oo kordhin kara heerka kulka.Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!

Golaha Hurdada ee Ingiriiska ayaa iyagun talooyin soo saaray talloyinkan: “Ilaali heerkulka dhexdhexaadka ah ee qolka hurdada, marka uu kulaylku badan yahay ama qobowgu daran yahay, si wanaagsan uma seexan kartid.”Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!

Riyada Xun Iyo Arrimaha Sababa!

war celin