Samafalka U Samee Niyad Wanaagsan

0
Samafalka U Samee Niyad Wanaagsan

Xogside – Samalfal iyo wanaag kasta oo aad u samayso Allah (sw) dartiis adiga oo aan magac, maamuus iyo abaal midna kaga rabin Aadamiga, waa midka Allah (sw) aqbalo.Samafalka U Samee Niyad Wanaagsan

Nebi Muuse (cs) oo ka cararay Fircoon iyo ciidankiisa oo in ay dilaan go’aamiyay ayaa gaadhay deegaanka Madyan. Hablo dhibaataysan ayuu adhigooda la waraabiyay, isagoo aan wax mushqaayada, abaal iyo magac midna ka rabin.Samafalka U Samee Niyad Wanaagsan

Hawsha ka dibna hadh ayuu iska fadhiistay. Allah (sw) ayuu beryay, oo xaaladiisa u sheegtay. Sababta halkan keentay waa amaankiisa oo halis galay. Ducdaasi Allah (sw) waa ka aqbalay waxaana uu ku abaaliyay: Nabad iyo Amaan, Shaqo iyo weliba gabadh aabaheed u guuriyay. Wanaag kasta oo aad samaynayso u samee Allah (sw) dartiisSamafalka U Samee Niyad Wanaagsan

Samafalka U Samee Niyad Wanaagsan

war celin