Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro! | best 1

0

Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro!

Subaxanimadii 22 Bishii June sanadkii 1983, Maxadada tareenku ka dhaqaaqo ee ku taalla caasimaadda Japan ee Tokoyo waxa istaadhmi waayay Tareenka saacadaasi dhaqaaqi laha , waxaana wakhtigaasi saara rakaab dhan 2500, qof oo qaarkood shaqooyinkooda ku socday iyo qayb kale haawlo iyaga u gaar ah. Dhamaan Farsamayaqaanadii xarunta joogay ayaa isku deyay inay Tareenka cillada saaraan oo ay is taadhaan, si ay usoo afjaraan cabashada rakaabka wakhtiga ka lumiya diidan.Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro!

Ugu danbayntii Baadhis dheer, waxa cadaatay in cayayaan aad u yar oo 3 mm oo keliya ahi, uu ku dhegan yahay Mishiinka gudihiisa, kaas oo sabab u noqday cillada ku timi tareenka.Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro!

Marka arinkaasi loo fiirsadana waxa iska cad in nolosheena waxyaabo yar oo aynaan arkayn ku noqonayaan carqalad joojisa halka aynu rabno in aynu u dhaqaaqno, laakiin waa in aan baadhnaa oo xalka helaa, si aan socodka u sii wadano oo aynaan u fashilmin.Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro!

Shay Aad U Yar Ayaa Kugu Hagi Kara Guul-darro!

war celin