Si Ay U Helaan Barwaaqada Sanadka Cusub Ma Xaadhaan Guriga !

0
Xogside – Si Ay U Helaan Barwaaqada Sanadka Cusub Ma Xaadhaan Guriga !

Dadka kala Duwan ee dunida ayaa caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah oo kala duwan aamisan, iyagoo arimahaasi u samaynaya inuu sanadku u noqdo mid khayr leh.caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah

caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah

Dalka Argantiin dadka ku nool waxay cunaan habeenka ugu horeeya sanadka cusub cashooyin fuusiliya ah. Dadkan aya aaminsan in Fuusuliyuhu usoo jiidayo nasiibka wanaagsan ee sanadka bilanaya, iyo weliba nabad iyo nolol wanaagsan.  caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah

Dadka Shiinaha ayaa iyana caado u leh in hebeenka ugu n horeeya sanadka cusub aan xashiishka laga xaadhin guryaha, haddii la xaadhano aan debedda loo saarin oo guriga gudihiisa lagu ururiyo. Qashinkaasi ayaa guriga gudihiisa lagu haynayaa muddo laba maalmood , iyadoo maalinta sadexaad ee laga saarayo albaab danbe oo gurigu leeyahay.

nabad iyo nolol wanaagsan

Cadaadan ayay aaminsan yihiin in haddii guriga labada maalmood ee hore xashiishka laga saaro uu raacayo nasiibka wanaagsan ee sanadka , oo gurigaasi oo ay markaasi soo hadhayso belaayada iyo nasiibka xun.caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah

Dadka Spein ayaa iyan caado u leh in habeenka sanadka ugu horeeya ay cunaan 12 xabo oo geedka Canabka ah, iyagoo aaminsan inuu usoo jiidayo nasiibka wanaagsan ee sanadka.caadooyin iyo sheekooyin khuraafad ah

Si Ay U Helaan Barwaaqada Sanadka Cusub Ma Xaadhaan Guriga !

war celin