Si Fudud U Qanci Qof Kasta

0

Si Fudud U Qanci Qof Kasta

Xogside – Waxa la sheegay in nin xakiim ah ay maalin gabadhiisu ku tidhi “ Maan arag reerkiina dad ka xun! Waxaana uu weydiiyay sababta? Waxay ku jawaabtay “ Waxay inoo yimaadaan marka aan xoolo haysano, markaan faqiir noqono inooma yimaadaan.Si Fudud U Qanci Qof Kasta

Waxaana uu ugu jawaabay ninkii caqliga badnaa “Taasi waa akhlaaqda wanaagsan, waayo inooma imanayaan marka aynaan waxba  tari  karin, waxayna og yihiin in aynaan awood u lahayn waxtarkooda”.Si Fudud U Qanci Qof Kasta

Sidaasi ayuu qofka akhlaaqda wanaagsani dhinaca fiican wax uga arkaa. Dhaqanka ay gabadhu u aragtay xumaanta wuxu ugu muuqday odaygeeda mid wanaagsan oo naxariis leh.Si Fudud U Qanci Qof Kasta

Si Fudud U Qanci Qof Kasta

war celin