Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah (Qarniyadii 16,17,18)

0

Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah

Xogside Qarniyadii 16, 17 iyo 18 ayay dhakhaatiirta Yurub u isticmaalayeen TubaakadaSuuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah sigaarka in lagu daweeyo qaar ka mid ah dhibaatooyin caafimaad ee bulshada ku habsada.

Xanuunada ay ku dawayn jireen ee dadku ka caban jireen waxa ka mid ahaa madax xanuunka, suuska ilkaha iyo bararka xubnaha kala goysyada jidhka, iyo xitaa urta xun ee ka soo baxda qofka afkiisa.Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah

Tubkaadan ayaa la mid ahayd maandooriyaha oo dadka ilawsiin jirtay xanuunada haya, waana taariikhda caafimadku wadooyinka yaabka laha ee ay soo raacday kana soo gudubtay.Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah

Suuxdinta iyo Habkii Qadiimka Ah

war celin