Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

0
Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

Hargeysa (Xogside) Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa hanbalyo iyo boggaadin u diray dhammaan xubnaha ciidanka qaranka ee Somaliland, maalinta aasaaskooda awgeed.Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

Warqad warbaahinta loogu talo galay oo kasoo baxday xafiiska taliyaha soona gaadhay  warbaahinta, ayaa u qornayd sidan: –Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

“Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu hanblayo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan xubnaha ciidanka qaranka ee Somaliland, saraakiisha, saraakiil xigeennada, aliflayda, dablayda iyo xaasaskooda meel kasta oo ay joogaan, isagoo ku hanbalyaynayaa munaasibadda sannadguurada 28aad ee aasaaska Ciidanka Qaranka JSL, oo ku beegan 02.02.022, isagoo Ilaahay uga baryaya inuu ku gaadhsiiyo sannadkan sannadkiisa kale bash bash iyo barwaaqo.”Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka ee Somaliland oo hambalyo iyo boggaadin u diray ciidamada

war celin