Tartanka Xanuunka Badan

0

Tartanka Xanuunka Badan

Xogsde – Dalka Jarmalka waxa aad loo xiiseeya oo shacbiyad badan leh ciyaarta lagu magacaabo geesinimada faraha.Tartanka Xanuunka Badan

Ciyaartan ayaa ah mid qadiim oo wakhti fog soo baxaday, laakiin sanad kasta la ciyaaro. Waxaana ay ka mid tahay ciyaaraha ugu shacbiyada badan.Tartanka Xanuunka Badan

Tartamayaasha ayaa farah loo gelinayaa bir, taasi ayay kala jiidanayaan ilaa uu midkood si rasmi ah isu dhiibo oo laga adkaado, ka dib marka uu adkaysan waayo xanuunka faraha.Tartanka Xanuunka Badan

Tartanka Xanuunka Badan

 

war celin