Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

0

Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

Xogside – Wiil yar ayaa weydiiyay aabihii (Oo aan daryeelkii qoyskiisa ka adkayn) weydiiyay su’aashan “ Aabo horta ninku muxuu yahay “? Aabihii ayaa ugu jawaabay “ Waa qofka qaata ee fuliya masuuliyadda qoyskiisa iyo gurigiisa oo weliba daryeela iyaga”.Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

Wiilkii yaraa ayaa haddana ku yidhi Aabihii :” Anigu waxaan rajaynayaa inaan noqdo nin la mid sida Hooyo oo kale mustaqbalka”.Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

Sidaas ayay caruurtu u dareemaysaa marka masuuliyadda uu lumiyo aabuhu oo ay u jeclanaayaan inay ku daydaan labada waalid kolba kan hawsha badankeeda qabanaya ee daryeelkooda la  socda.Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

Ubadka Iyo Ku Dayashada Waalidka

 

war celin