Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

0

Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

Xogside Ururka Shacabka Somaliland ee USPP ayaa shaaciyay wakhtiga uu qabsoomi doono Shirweynaha Koobaad ee Ururkaas.

Gudddoomiye ku Xigeenka koobaad ee Ururka Shacabka Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi Timo ayaa sheegay in 14 Bisha 9 aad ee foodda innagu soo haysa in Shirweynaha Ururku ka qabsoomi doono Huteel Guuleed ee Magaalada Hargeysa,waxaanu tilmaamay in uu socon doono muddo labo cisho ah.Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

Maxamuud Xaashi Timo oo ka hadlayay qabashada Shirweynaha Ururka Shacabka,ayaa  yidhi”Annaga oo  tixraacayna xeer 14 iyo habraaca gudida Diwaanginta Ururada Siyaasada iyo  axsaabta qaranka,waxaan halkan ku iclaaminaynaa qabashada  Shirweynaha koobaad ee Ururka Shacabka Somaliland,kaas oo qabsoomi doona 14 ilaa 15 bisha 9-aad oo muddo labo cisho ah socon doona.Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

waxaanan  ogaysiinaynaa ergooyinka in shirku ka qabsoomi doona Huteelka Guuleed ee Magaalada Hargeysa, waxaana loo magacaabay toddoba xubnood Shirweynaha Ururka Shacabka Somaliland annaga oo ku kalsoon aqoontooda iyo kartidooda.Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

war celin