Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

0

Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

xogside – Nin da’a ayaa la weydiiyay sida 52 sano isaga iyo gabadhiisu aanay maalin keliya u murmruin.Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

Waxaan uu ku jawaabay “ Habeenkii arooskayaga ayaanu heshiis ku wada galay in haddii ay xanuunsato aan hawsha madbakha la wareego, haddii aan anigu xanuunsadana hawsha biilka ay la wareegto, sidaasi ayaanu u wadaagnay nolosha, waxaana halku dhigayagu ahaa odhaahdii halgamaagii dadka madaw ee Maraykanka Martin lUther King ee ahayd:Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

“ We must learn to live together as bothers or perish together as fools “ “ Waa in aa baranaa sida loo wada noolaado inagooo walaalo ah, ama waa in aan sida nacasyada u wada dhimanaa “Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

Amaanta iyo Dhaliisha DadkaHal abuurka Iyo Shirkadaha Shidaalka?Hamiga Fog Iyo DhiranaantaIlaalinta Dareenka Bulshadadabeecadaha dadku necbeystaan

Waa In Aan Barano Nolosha Walaalnimada

war celin