Dalka Talyaaniga waxa mamnuuc in qofk gaadhiga wada uu ka shidaal beelo, waxaana la ganaxayaa lacag dhan $ 65, iyadoo looga jeedo in dadkii la socday uu wakhtigii ka lumiyay.

Dalka Ingiriiskana waxa ka jira qaynuun aad loola yaabay oo ah in qofna aanu ku dhiman guriga baarlamanka gudihiisa.

war celin