Waddada Horumarka Lagu Gaadho 0..

0

Waddada Horumarka Lagu Gaadho

Xogside Ra’iisal wasaaraha dalka Japan ayuu nin weriy ahi weydiiyay inuu dunida u sheego sirta horumarka ay  gaadhay Japan.Waddada Horumarka Lagu Gaadho

Raiisal wasaaraha Mr.Shinsu Abi ayaa ku jawaabay  “ Anagu maanu helin caqliyo yaab leh oo dadka ka duwan laakiin waxaanu ogaanay isleegta lagu gaadho horumarka oo ah  “ Aqoon + akhlaaq+ shaqo adag = Kacaanka horumarka.Waddada Horumarka Lagu Gaadho

Dalka iyo dadka si dhab ah u adeegsada saddex cunsur waxa uu gaadhaya horumar la mid ka ay gaadheen  Japan ama ka sareeyaba.Waddada Horumarka Lagu Gaadho

Waddada Horumarka Lagu Gaadho

war celin