Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

0
Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

Xogside – Kooxo culimo ah oo ku sameeeyay daraasado kala duwan  dadka iyagu naftooda la sheekaysta ayaa sheegay in sheekaysiga naftaadu uu kordhiyo fikirka qofka maskaxadiisa isla markaana uu noqdo qofkaasi mid maskax badan (Intelligent).Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

 

Waxaana ay cadeeyeen in marka qofku uu hawshaasi ku jiro uu gelayo fikir dheer iyo dareen fog, oo maskxadiisu ay shaandhaynayso isla markaana faaqidayso arinka uu ka fekerayo.Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

Daraasaddan aya ka hor timi iyadoo hore loo aaminsanaa in isla sheekaysiga qofku uu yahay  mid u horseedaysa qofka waalida, iyo weliba in dadka aad isula sheekaystaa inay yihiin dad ay ku dhacday nooc waalida ka mid ah.Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog

war celin