Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

0

Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

Xogside – Subax Jiilaal ah , 17 Decemebar  ayay saddex nin oo xidhan koofiyado madaw iyo kabo waaweyn ka soo degeen Gaadhi yar oo midabkiisu buluug yahay, magaalo ku taalo dhinac waqooyi ee Dalka Jarmalka.  Raggaasi waxay istaageen goob biriishka u dhow iyagoo baala daymonaya dhinacyda.Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

Muddo ka dib Webiga qarkiisa waxa isa soo taagtay Dooni kuwa mishiinka ah, waxaa iyadana ka soo degay saddex nin oo xidhan Jaakeeto Boodhe ah iyo koofiyado madow, iyo kabo la mid ah kuwii ay xidhnaayeen saddex nine ee hore.Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

Yagoon aamusan ayay saddexdii nin ee biriishka taagnaa u dhaqaaqeen dhinicii doonida, iyagoo haddana muddo yar ka dib soo noqday.Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

laakiin markan waxay ahayeen laba nin oo kofiyado madow xidhan iyo nin xidhan jaakeet boodhe iyo koofiyad madaw.Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

Subaxaasi qofkii daawaynayay muu garanayn mana fahmin in la is  dhaafsaday laba basaas oo muhiim ah oo mid kastaa dalkiisa ku weyn yahay.Sirdoon Oo Ka Yaabisey Sirdoonka

Sirdoonka iyo Siraha Wareejintiisa

 

war celin