Wednesday, October 5, 2022
Home WARARKA DALKA SOMALILAND NEWS

SOMALILAND NEWS

Somaliland news xogside Online (Xogside.com) is Leading independent Somaliland news Portal for factual and timely news about Somaliland and the Horn of Africa. owned by Xogside Media. Established in 2020 by Somali- citizens

somaliland news

Xogside: the latest news in the horn africa especially Somaliland, Somalia you get it

kala soco wararka kii ugu dambeeyey dalka gudihiisa , geeska afrika gaar ahaan Somaliland , Somalia ka dhacay. xogside

221 Guri oo dib u dhiskooda la bilaabyo iyo dadkii lahaa...

0
221 Guri oo dib u dhiskooda la bilaabyo iyo dadkii lahaa oo manta lacag lagu wareejinayo   Xogside Xukuumadda Somaliland,ayaa fasaxday dib-udhiska guryaha gaarka loo leeyahay...

5 degmo oo ku biiraya mashruuca JPLG ga 2023 iyo qorshaha...

0
5 degmo oo ku biiraya mashruuca JPLG ga 2023 iyo qorshaha 2027 ee Wasaaradda arrimaha gudaha Xogside Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane. Maxamed...

Hayaddaha Dawladda Somaliland oo Kaalmo Gaadhsiiyay 13 Qoys Abaartu soo Barakicisay

0
Hayaddaha Dawladda Somaliland oo Kaalmo Gaadhsiiyay 13 Qoys Abaartu soo Barakicisay Xogside  Guddoomiyaha hayadda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Cabdikariin Axmed Maxamed Xinif  iyo masuulyiin ka...

Jeelashada Somaliland oo laga Siidaayay Dad loo Xidh xidhay Muddaharaadkii Mucaaridku...

0
Jeelashada Somaliland oo laga Siidaayay Dad loo Xidh xidhay Xogside Waxa xoriyadooda dib u helay 49 qof oo loo xidh xidhay mudaharaadkii xisbiyada mucaaradka Somaliland...

Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda

0
Ururka Shacabka Somaliland oo Muddeeyay Xilliga la Qabanayo Shirweynahooda Xogside Ururka Shacabka Somaliland ee USPP ayaa shaaciyay wakhtiga uu qabsoomi doono Shirweynaha Koobaad ee Ururkaas. Gudddoomiye...

Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska oo Digniin Dirtay

0
Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska oo Digniin Dirtay Xogside Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa ka digtay kala duwanaanta diraysyada ardayda isku fasalka ee dalka waxaanay...

Maxkamadda Gobolka Hawd oo Xukun Adag ku Ridday

0
Maxkamadda Gobolka Hawd oo Xukun Adag ku Ridday  Xogside Maxkamadda Gobol/Degmo ee gobolka Hawd, ayaa xukun isugu jira xadhig iyo ganaax ku ridday shan nin...

Xukuumadda oo ka Hadashay Dil ka Dhacay Sanaag iyo Muddaharaad ka...

0
Xukuumadda oo ka Hadashay Dil ka Dhacay Sanaag iyo Muddaharaad ka Dhashay Bulshadana Farriin u Dirtay Xogside Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay mudaharaad shalay ka...

Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Horumarinta Farsamada Gacanta

0
Dawladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Horumarinta Farsamada Gacanta Xogside Wefti ka socda wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, oo maalmihii u danbeeyay hawlo...

Madaxweyne Ku xigeenka oo kulan la Qaatay Hayaddaha UN ta ee...

0
Madaxweyne Ku xigeenka oo kulan la Qaatay Hayaddaha UN ta ee Fadhigoodu Yahay Somaliland xogside Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida heer Qaran...