Waxa Lagu Meheriyay Hal Malyuun

Xogside – Gabadha u dhalatay dalka Muritinaya ayaa aabaheed u sheegay ninkii guursanayay in meherkeedu noqon doono hal malyuun oo jeer oo uu Nebiga ku saliyo (scw).  Aabaha ayaa intaasi ku daray in aan laga rabin ninkan guur doonka ah wax aduunyo ah oo kale.

Ninka gabadhiisa soo doonay ayaa wakhtigan ah Arday  jaamcadda dhameeyay oo aan shaqo hayn, Aabaha Inanta dhalay ayaa sheegay  inuu doonayo inuu ka khafiifiyo culuyska maaliyadeed ee meherka.

Dadkii ka soo qayb galay xafladda meherka oo ka dhacady maalintii Sabtidii ee todobaadkan caasimadda dalkaasi ee Nawakshod ayaa aad ula fajacay arinkan .

Dad badan ayaa arinkan soo dhoweeyay iyadoo dalkaasi ninka gabdha guursanaya lagu xidho arimo badan oo lacag ah sida meherka, guriga, inuu masruuf siin karo iyo hadii uu furo in xuquuqdeeda.Meher ✨ on Twitter: ""If you look at what you have in life, you'll always have more. If you look at what you don't have in life, you'll never have enough." - @

Waxa Lagu Meheriyay Hal Malyuun

Meher - DisneyH otstar guur meher wacan

war celin