Xikmadaha Guusha

0
Xogside –  Guusha?
  • Dadka guulaystay waxay horumar ku sameeyeen wakhtigi ay dadka kale dayaceen.
  • Shaqadu waa midhaha rajada oo dhan.Xikmadaha Guusha
  • Shaqadu waa inaad wax kasta u samayso si faa’iido looga gaadho.
  • Haddii aanu jirin hadaf aad gaadhaa, kama murugootid in aanad waxba gaadhin.
  • Wakhti yar oo kasta wax yar samee
  • Dhiranaantu waa fursadda ugu fiican ee wax kasta lagu samayn karo.
  • Wada shaqaynta kooxdu way yaraysaa culayska shaqada.
  • Qofna sida toban qof uma caqli iyo xoog badna.Xikmadaha Guusha
  • Weedhaha aan la raacin ficil muhiim ah.
  • Fikraduhu waa kumanaan , qiimo ma leh haddan ficil laga dhigin.Xikmadaha Guusha

Xikmadaha Guusha

war celin