Xikmadaha hadalka

0
Xikmadaha hadalka
  • Xogside – Dadka aqoonta lehi waxay ka fadilan yihiin dadka jaahiliinta ah sida qofka dhintay iyo qofka nooli u kala mudan yihiin.Xikmadaha hadalka
  • Qofka naftiisa ka waabiya wax kasta oo ay jeceshay wuu ka adag yahay qof jebiyey cadawgiisa, waayo guul waxaa ugu saraysa adigoo naftaada ka adkaada,
  • Markaad mar walba naftaada ka dhaadhiciso inaad saxan tahay ogow waa marka aad khaldan tahay.Xikmadaha hadalka
  • Markad hawada neefsanayso dadkoo dhamina waa kula wadaagaan,
  • Waxa aanad shaqo ku lahayn oo aad gashaa waa adigoo galay dagaal aanad hub guushiisa.Xikmadaha hadalka
  • Geedka midhaha badan, dad badan ayaa hareero taagan.
  • Marka ay dhamaato rajadu xanuunka iyo werwerka ayaa bilaabma
  • Ku dedaal inaad gasho albaabka furayaasha badan leh.Xikmadaha hadalka
  • Garaacida badani quraarada way burburisaa laakiin xadiidka way qurxisaa.
  • Ka fagow wax yar qofka cadhada badan, ka aamusana weligaa
  • Kelmada runta ahi  maaha leeb laakiin waxay jeexdaa  xaqiiqada.

Xikmadaha hadalka

war celin