Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta

0

Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta

Xogside – Gacanta ku soo qabta markaad dhacayso, waxay ka khayr badan tahay kun gacmood oo ku salaama wakhtiga aad guulaysto.Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta

  • Noqo kan bilaaba wanaaga, dadkana u tudha, damiyana cadaawada
  • Haka xumaan hadalka xun iyo wixii lagaa sheego adiga waxba kuma yeelayaan, kan yidhi ayuu dhib ku hayaa.
  • Iskajir denbiyada iyo macaasida , iyaga ayaa keena Hammiga Iyo Murugada, iyaga ayaana fura albaabada belaayada.Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta
  • Dadka U furfur wajigaaga waxaad helaysaa niyadooda, hadalkana u debci si ay kuu jeclaadaan, una naxariiso si ay kuu qadariyaan
  • Bixinta Sadaqada ku dadaal haba yaraatee. Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta, qalbigana way farxad galisaa, hammigana way kaxaysaa, risiqana way badisaa.
  • Albaabada ugu wayn ee nolosha wanaagsan waxa ka mid ah ducada waalidka ee badso samafalkoodana ilaali, si sharka iyo belaayada aad uga nabad gasho.Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta
Xikmadaha Maanta Sadaqadu waxay bakhtiisaa xumaanta

war celin