Xikmadaha Nolosha

0
Xikmadaha Nolosha

 

  • War dadoow adduunyo waa sii socotaa, Aakhirana way soo socotaa, mid walbaana carruur bay leedahay, marka ku dadaala inaad ka mid noqotaan carruurta aakhiro, oo ha ka mid noqonina carruurta aduunyo.
  • Maanta waa maalin-camal oo xisaabi majirto, barrina waa maalin-xisaab oo camal majiro” . Kitaabka Safwa.Xikmadaha Nolosha
  • Inaad khaladka qirtaa ma dhaawacayso sharftaada , laakiin waxay muujinaysa geesimadaada.Xikmadaha Nolosha
  • Maalin kasta oo aad noolaataa waa deeq Allah (sw) ku siiyay , haku lumin werwer mustaqbalka hana ku lumin murugo wixii ku dhaafay, Allah (sw) talo saaro “ Dr. Ibrhaim Fiqhi
  • Marar badan dadka ma jecla inay dhegaystaan runta maxaa yeelay ma rabaan inay ka burbursi khayaalka ay ku jiraan”

 

  • Adigoo afkaaga ku mashquuliya raashin aya kaaga wanaagsan ku mashuquuliya hadalada beenta ah, maxaa raashinku miisaanka ayuu kugu kordhinaya, laakiin beentu denbiga ayay kuu kordhisaa.Xikmadaha Nolosha
  • Qiimaha qfku wuxuu ku jiraa, inaad baahidaad qarsato ilaa ay dadku kuu qaataan inaad tahay mid hodan ah.
  • afar camal oo janadda lagu galo
  • Xikmadaha Nolosha

 

war celin