• Shamac yar oo aad iftiinsato ayaa ka wanaagsan inaad nolosha dhamaanteed mugdi ku jirto.
  • “Ma dhici jarto” ayaa la weydiiyay halka uu ku nool yahay? Waxaana uu ku jawaabay qalbiyada dadka caajiska ah.
  • Haddiii cadaalad la waayo, jiritaanka Aadamigu qiimo ma leh.
  • Ereyga wanaagsani waa baasaboorka lagu maro qalbiyda dadka oo dhan,
  • Shaydaanku wuxu noqon karaa Malag, Fiidmeertuna gorgor, mugdiyadu iftiin laakiin waa aragtida nacasyada.
  • Marka dadku ammaano qof, wax yar ayaa rumaysta laakiin marka ay dhaliilaan qof kasta waa rumaystaa.
  • Saboolka maaha kan waxa yar haysta, waa ka ku daalay raadinta wax badan.

war celin