Xisbiga Kulmiye Ayaa Casho Sharaf U Sameeyey Musharaxiintiisa Gobolada Bariga Ku Gudoonsiiyey Shahaadooyinka Cadaynaya Musharaxnimadooda

0

Hogaanka sare ee xisbiga talada haya Kulmiye iyo Wasiiro ka tirsan Somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay  musharaxiinta wakiilada iyo deegaanka ee Sool , Sanaag  iyo Togdheer waxaanu munaasibadaa xusbiga kulmiye KU gudoon siiyey musharaxiinta shahaada cadayneysa musharax nimadooda.

war celin