Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kala qayb galay taageerayaasha Xisbiga Kulmiye maalinta kowaad ee Olalaha doorashada .

Madaxweyne Muuse oo fagaaraha kala hadlay shacabka taabacsan xisbiga Kulmiye isaga oo ka sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen Axsaabta qaranku , waxaanu inta ka dib u baxay magaalada gebiley oo ay kusoo dhaweeyeeen kumanaan ka mid ah taageerayaasha Xisbiga Kulmiye .

guud ahaa gobollada dalka ayey iskugusoo baxeen taageerayaasha la dhacsan hanaanka maamuul ee Xisbul xaakimka Kulmiye

war celin