Xukunka Qirashada Denbiga!

0

Xukunka Qirashada Denbiga!

Xogside Dalka Kanada Nin da’ ah oo sabool ah ayaa maxkamada lagu soo taagay isaga oo xaday Roodhi. Odayga ayaa qirtay denbiga isagoo aan warwareegin ayuu yidhi “ Aniga ayaa xaday , waxaana igu kelifay anigoo aad u gaajooday, ilaa aan ku dhowaaday inaan u dhinto gaajo”.Xukunka Qirashada Denbiga!

Xaakinkii ayaa ku yidhi: “ Mar hadaad qiratay inaad tuug ahayd , waxaan kugu xukumay $ 10, waxaan ogahay in aanad haysan, sidaas darteedna aniga ayaa ka bixinaya, jeebadiisa ayuu ka soo saaray waana uu ka bixiyay” .Xukunka Qirashada Denbiga!

Laakiin Qaadiga ayaa intaasi ka dib istaagay isagoo eegay dadkii Maxkamada fadhiyay waxaana uu ku yidhi “ Dhamaantiin waxaan idinku xukumay qofka kasta $ 10, maxaa yeelay waxaad ku nooshihiin dal ay saboolku ku gaajoonayaan oo ay kelifayso inay roodhi xadaan” .Xukunka Qirashada Denbiga!

Fadhigaasi Qaadigu wuxu Odaygii saboolka ah uga ururiyay $ 480 ,  kaasi oo markii danbe la siiyay odayga saboolka ah.

Xukunka Qirashada Denbiga!

war celin