Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

0

Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

Xogside – Waxa laga wariyey Saxaabiga Abu Hureyra (R.C) inuu yidhi: Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay
“  Xaqa Muslimku ku leeyahay Muslimka kale waa shan,  Inuu salaanta u celiyo, inuu booqdo bukaankiisa, inuu raaco Jinaasadiisa (aaskiisa), inuu aqbalo martiqaadkiisa, inuu u duceeyo markuu hindhiso” Xadiis kalena wuxuu ku daray “ Inuu la taliyo markuu talo ka codsado”Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

Werin : Bukhaari iyo Muslim.Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

Qofku kaligii ma socdo haddiise uu dadka soo dhexgalo, dadka wanaagsanna raaco, waa inuu helaa xuquuq u damaanad qaadaysa iskaashiga wanaagsan ee bulsho la noolaanshaha.Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

Xuquuda Bulshadu Isku Leedahay

war celin